November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Cukuse oo difaacay sida ay u dhacday doorashadii Muuse Biixi iyo Saylici lagu doortey

Wasiirka warfaafinta maamulka Siilaanyo ayaa ka hadlay sida ay u dhacday doorashadii lagu doortey Muuse Biixi iyo Saylici. Cukuse aya sheegay in aanu dooran Muuse Biixi ee uu doortey Xaglatoosiye halka uu Siilaanyana u codeeyay Saylici.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM