X

Cukuse oo ka hadlay arin uu aad u jecelyahay: waqti hore ayaan go’ay maxay Xamar naga rabtaa

Wasiirka warfaafinta Somaliland Cukuse ayaa ka hadlay arin uu aad u jecelyahay kadib markii shirkii wadatashiga ee Muqdisho laga soo saaray in beeshiisa la siiyo in ku dhow 40 kursi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.