X

Ku xigeenka xisbiga Wadani Axmed Seed oo fariin u direy ardayda diiwaangelinta

Axmed Muumin Seed ayaa fariin u direy ardayda ka qayb qaadan doonta diiwaangelinta ka dhici doonta gobolka Awdal bartamaha bisha soo socota. Wuxuuna ka hadlay cadaalad.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.