20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Culimada Buuhoodle oo ku baaqay in jihaad lala galo maleeshiyada maamulka Hargeysa

Culimada Buuhoodle ayaa ku baaqay in jihaad lala galo maleeshiyada maamulka Hargeysa oo la sheegayo in ay kibir awgeed rabaan in ay barakiciyaan dadka reer Sool. Culimada oo saxaafada la hadlaysay ayaa sheegay in lagu jihaado haday aayar fadhin waayeen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS