X

Culimada gobolka Awdal oo ka deyriyay diin cayga badhasaabka

Culimada gobolka Awdal ayaa ka deyriyay diin cayga badhasaabka Muuse Biixi ee gobolka oo dad badan diintooda ku hor caayay. Culimada ayaa sheegay in ninkani gaaloobay ayna muhiim tahay inuu si caana u taabad keeno.


“Dadka u shaqeeya Muuse Biixi ayaa wada sidaasa ayadoo diin caygu caadi ka yahay Hargeysa iyo Burco, kuwadiinta iyo Rabiga caayaana isku haystaan inay geesiyiin yihiin ayuu yiri Xuseen Warsame oo Hargeysa jooga.


Badhasaabkan ayaa la sheegay inuu dhowr jeer oo hore diinta dadkahoryiisa Ku caayay oo mathorebadointa Ka baxay sida ay qabaan culimada ayna banaan tahay in la dilo.


Su’aasha ugu weyn ayaa ah Muuse Biixi ma bedeli doonaa nin diinta caayay mana keenaan doonaa mid beeshiisa ah oo akhlaaq leh ayuu raaciyay Xuseen Warsame.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.