X

Marwada koowaad ee Somaliya oo kulamo la qaadatey madax Turki ah: SAWIRO

Marwada madaxweynaha Somaliya marwo Saynab Cabdi Macalin oo booqasho rasmiya ku joogta Turkiga kadib casuumad loo fidiyay ayaa kulamoa qaadatey madax iyo hay’addo Turki ah.



Waxay marka hore kukamo la qaadatey wasaarada caafimaadka Turkiga oo la tacaalaysa daaweynta dhaawacyadii weerarkii argagixisadu ka gaysatey Afgooye iyo kuwii kale.


Kadibna waxay kulan la qaadatey hay’adda Turkiga ugu weyn ee kaalmada dibedda ee loo soo gaabiyo Tikka. Waxay dawlada Turkiga uga mahadcelisay sida ay u garab taagan yihiin ummada Somaliyeed.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.