X

Culimada gobolka Awdal oo ka qayliyay manhaj wahaabiya oo Muuse Biixi keenay

Culimada gobolka Awdal ee ahlu sunna wal jamaaca ayaa ka qayliyay manhaj wahaabiya oo Muuse Biixi wasiirkiisu keenay. Manhajkan wahaabiya ah ayaa sheegaya in ILAAH imanayo, halka ALLAH markasta joogo uuna yahay ugu horeeye uguna dambeeye.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.