Culimada Koofurta Somaliya ayaa war ka soo saaray dagaalka Muuse Biixi ku qaadey tuulada Tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo uu ku andacoonayo in uu gaarayo xuduud Ingiriiskuku yiri ilaali.
Wararkii u dambeeyay ee goobtaas ayaa sheegaya in labada ciidan is hor fahiyaan oo xaalada qarxi karto xilli kasta. Labada maamul ayaa u dagalamaya Cabdi Bille farabadan.
War ka soo baxay culimada ayaa u qornaa sida hoos ku qoran
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=sEx4ijVnlo8[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay