X

Cumar C/rashiid oo ka hadley inuu saxiixay heshiiska dekeda Berbera

Cumar C/rashiid ayaa ka hadley inuu saxiixay heshiiska dekeda Berbera. Raiisal Wasaarihii hore e fashilmey ayaa lagu tuhunsanaa in isaga iyo Xasan Sheekh jeebka loo laabey kadibna iibsadeen hantida qaranka.



Waxaa uu sheegay in uusan jiran wax heshiis ah oo ay wada gaareen Xukuumaddii hore ee uu hoggaamin jiray iyo dowladda Imaaraadka oo ku saabsan Berbera.



Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in uu aaminsan yahay in heshiiskaan uu dhacay wixii isaga ka dambeeyay. Xasan Sheekh ayaan isagu welli ka hadlin heshiiskaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.