X

Xildhibaanada matala Woqooyiga Somaliya ee Muqdisho jooga waa hunguri keen: Prof Samatar

Xildhibaanada matala Woqooyiga Somaliya ee ku jira barlamaanka Somaliya waa hunguri u joog weligoodna lama arag ayagoo danaha dadka Woqooyiga uga hadlaya Muqdisho ama kenaya mashaariic.

Prof Cabdi Samatar ayaa dalbadey inay goobta isaga tagaan ama ka muuqdaan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Vr61oRUL_mQ[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.