November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Cunsuriga weyn ee Trump oo la garaacay doorashadii deegaanka AYAWA (Iowa)

Cunsuriga weyn ee neceb Muslimiinta ee Trump ee dalkaasi Maraykanka ee raba in nacaykaas lagu doorto ayaa wajigabax kala kulmey is aragii koowaad ee doorashada Maraykanka qaasatan gobolka AYAWA.

Iyadoo ay muuqato wax u dhow oohin ayaa wuxuu ku yiri dadka AYAWA waan idin jeclahay waxaanan u malaynayaa in aan beer ka iibsan doono halkan.

Dhinaca Kale Hilary Clinton ayaa iyadna ka badisey Sanders kursiga xisbiga dimoqraadiga ee musharaxnimada. dadka indha indheeya siyaasada Maraykanka ayaa qaba inqofka ku badiya AYAWA oo ku guuleysan doono xilka Madaxweynaha Maraykanka.

Rashiis Ceelaanyo

ARAABINEWS