19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cuqaal ka tirsan beelaha MaxadCase (Samaroon) oo u jawaabay Ciise dhawaan hadley

Cuqaal ka tirsan beelaha Maxadcase (Samaroon) ayaa jawaab siiyay cuqaal ka tirsan beelaha Ciise oo sheegtay dhul Samaroon oo ka tirsan Lughaya loona yaqaan Faqi-aadan. Cuqaasha Ciise ayaa saxaafada u sheegay in dadkii ay wada deganaayeen ayna ahayn dadka ku haysta dhulka oo inta badan beero.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS