23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cuqaasha Banaadiriga ah oo kabaha la dulmaray koox isku sheegtay musharixiin

Golaha dhaqanka Banaadiriga ah ayaa kabaha la dulmaray koox isku sheegtay musharixiin oo shisheeye wato oo ujeedkooduna yahay sidii ay u qasi lahaayeen magaalada Muqdisho xilli ay hore u soo fashilmeen.



”Waxan la yaabney kooxda ku shireysa huteelada ee na soo farageliyay kuna baaqay in la kala diro guddida beelaha Banaadiga, waxaanan u shegayna inayna jirin cid idin og ayaa lagu yiri baaqa.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS