X

Cuqaasha beelaha Isaaq oo taageeray shir Direed oo Addis-ababa ka dhacaya

Cuqaasha beelaha ISAAQ ayaa taageeray shir DIREED oo Addis-ababa ka dhacaya. Shirkan oo ilaa hadda an la ogeyn cida sida rasmiga ah u qaban qaabinaysa ayaa la fsheegay inuu bisha dambe dhacayo.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=vRIMjkVCtFM[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.