X

Cuqaasha Maxadcase (Samaroon) oo si adag u taageeray kacdoonka dhalinta

Kadib markii shalay ay hadleen koox biidhi qaatayaala oo Muuse Biixi ka rabay shaxaad oo Saylici dhabarka soo taabtey, sheegtayna inay ku hadlayaan magaca Maxadcase, ayna diideen baaqa dhalinta, ayaa waxa jawaab kulul ka bixiyay waxgaradka beesha ee magacooda lagu been sheegtay.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.