X

Dhalinta gobolada Sool Sanaag iyo Ceyn oo iyaguna qaadacay doorashada

Dhalinta gobolada Sool Sanaag iyo Ceyn ayaa sheegay in iyaguna qaadaceen doorashada maamulka Somalilaan ee beesha dhexe ku heshiisay inay qabsadaan. Tan ayaa dhabarjab ku ah maamulka Muuse Biixi oo magaca Somalilaan ku qaraabta. Waxa hore u diiday doorashada dhalinta gobolka Awdal ayago mida.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.