Waxa dalkaasi Turkiga tababar loogu soo xidhey cutubyo Ka tirsan ciidanka xooga dalka Somaliyeed gaar ahaan Danab qaybtooda Gorgor oo ah oo aad u tababaran. Ciidankan ayaa u soo tababartey difaaca qaranimada dalka iyo inuu fuliyo amaamiirta dawlada.
Gaashaan Garabay oo ka hadlay tababarka loo soo xirey in ka badan 400 oo ku xeraysnaa magaalada Isbarta ee Turkiga xilli dhaxan xuni jirto ayaa sheegay in ciidanku u dhabar adaygay dhaxanta jirta dhamaysteen tababarka.
Waxa muhiima in la joogteeyo tababarka ciidanka si loo helo ciidan qaran oo daboola baahida ka jirta qaran la’aanta ayadoo dalku gacanta ugu jiro maleeshiyo beeleedyo.
Ciidamada ay Turkigu u tababaraan ayaa dhinaca kale soo barta luqada Turkiga maadaama Turki lagula hadlo loona turjimo. Somaliya ayaan u baahneyn ciidamo dibedda loogu tababaro ama ay tabaraan ajaanib.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay