Daadad Xoogle oo Sababay Qasaaro baaxad weyn oo isagu jira dhmasho, dhaawac iyo bur bur hantiyeed ayaa ka dhacay Magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Maamulka Magaalada Jigjiga ayaa Xaqiijiyey in daadadkii ku soo rogmaday Magaalada ay Sababeen Dhimashada 23 Qof, Dhaawaca 84 kale iyo bur bur hantiyeed oo aad badan kadib Markii Guryo farabadan uu daadadku dhulka la simey iyagoona sidoo kale Gawaari farabadan la tegay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay