Horjoogihii hore ee maamulka Somalilaan Daahir Rayaale ee nasiibka ku helay madaxweyneb=nimada ayaa markale iska indhatirey rabitaanka reer Awdal. Daahir Rayaale ayaa soo jeediyay in sagaal kursi loogu daro Awdal iyo reer Sool.
Wuxuuse iska indhatirey in reer Awdal kuraas dheeraada rabin laakiin ay rabaan in ISAAQ hadday rabaan in maamulkan lagu sii wadajiro ay awood qaybsi saxa ka helaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS