X

Daawada Modeerna oo looga digey in dhalinta la siiyo

Maraykanka ayaa ka digey daawada Koroonaha ee Modeerna ee la siiyo dhalinta da’doodu yartahay kadib markii lagu arkay inay kordhiso wadne xanuun iyo barar. Wadamada Woqooyiga Yurub ayaa iyagu joojiyay.


”Baadhitaan aan soo saarney ayaan ku opgaanay inay kordhiso wadne xanuunka, bararka iyo dhiig guntanka ayaa lagu yidhi qoraal socda oo hay’adda cuntada iyo daawadu soo saartey.


Wadamada Woqooyiga Yurub sida Noorway iyo Dhanmaak ayaa iyagu joojiyay isticmaalka daawada. ”Hay’adda ayaa sheegtay in korodhku yimaado talaalka labaad.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.