X

Amisom oo ugu dambeyn qiratey inay dishey dad shacaba

Ciidanka Amisom ayaa ugu dambeyn qirtey inay dileen dad shacaba. Ehelada dadka la xasuuqay ayaa dalbadey in magdhow laga siityo dadka shacabka ahaa ee sida xun loo xasuuqay.


Amisom ayaa markii hore diidey inay dad shacaba dishay waxase dibedda soo dhigey eheladii dadkii la diley. Dadkan shacabka ah ayaa si xun loo galay ayadoo loogu tagey beerahooda.


ā€¯Intey dadkeenii shacabka aha xasuuqeen ayay kadibnaqarxiyeen miino si ay u daboolaan xasuuqa ay gaysteen ayuu yiri Maxamed Yoonis oo isagu la hadlay saxaafada xilligaas.

Amisom ayaa sheegtay in askartaas lagu maxkamadeyn dono Muqdisho laakiin ma sheegin in magdhow la siin doono.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.