November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Daawo: arintii aan isku ogeyn aaway: Qayb kale taxanaha dhaqan miyi

Waa qayb kale oo xiise leh traxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaal. Jaajuumow ayaa wada xodxodashada jacaylkiisa cusub waxana ay meel isla dhigayaan sidii arinta loo dhamayn lahaa halka Hibaaq iyo Ceegaag iyaguna isku diyaarinayaan aroos.





ARAABINEWS