X

Daawo Baraasil oo garaacday Ikwadoor una soo baxday koobka aduunka 2022

Xulka kubada cagta e Baraasil ayaa u baxay koobka kubada cagta aduunka ee sanadka dambe qaboobaha lagu qaban doono dalkaasi Qadar. Xulka Baraasil aya garaacday Ikwadoor oo mid ka mida uu ahaa gool dhalis.


Baraasil ayaa 15 dhibcood ku hogaaminaysa laanteeda xaga qaybta labaadna ay ku jiraan xulka Arjantiina oo iyagu martigelin lahaa koobka Koofurta Amerika laakiin diidey maadaama hargbak Karoona aafeeyay.



Rashiid Ceellanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.