Jigjiga 03 Jan 2015–Barnaamij aad u xiiso badan ayaa laga diyaariyay sida loola dhaqmo maxaabiista ku jira jeelka weyn ee magaalada Jigjiga halkaas oo maxaabiista lagu baro cilmiyo kala duwan oo uu ku jiro xuquuqda bani aadamka iyo aqoonada kale duwan sida diinta iyo quraanka iyo kuwo kale oo farabadan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)
Wiil ehlu salaada iyo gabadh qurxoon oo dhexda ku sugi jirtay
Tiirarka salaada ee hadaanad iska hubin ayna salaadaadu jirin