26/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Daawo: halkee wax inoo marayaan: Qayb kale taxanaha dhaqan miyi

Waa qayb kale taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo oo meel xasaasiya maraya. Kadib arooskii Hibaaq iyo Ceegaag waxa Jaajuumow isku diyaarinayaa sidii jacaylkiisa cusub meel ugu hubsan lahaa halka Iskufilan laga celiyay murankii.





ARAABINEWS