X

Suldaankii Siilaanyo ninka la yiraa Buur-Madow oo jabhad samaystey

Suldaankii Siilaanyo waa ninka la yiraa Buur-madow ayaa ku dhawaaqay jabhad uu Muse Biixi ku mijaxaabinayo. Jabhada oola hadashay saxaafada ayaa sheegtay in Muuse Biixi ka sifeeyay ciidanka, saraakiil la dileyna aan cid lo soo qaban.


Waxay kaloo sheegeen in aan la taaban Karin Buur-Madow. ”Dhismuhu wuxuu ku socdaa Gebiley KALIYA. Waxaan la xiriiraynaa cid kasta oo ay ku jirto Butlaan.


Muuse Biixi iyo Buur-Madow ayaa maamulka Somalilaan ku heshiiyay ayagoo kala goostey codkii beelaha Samaroon haddase waxaad moodaa inay wadaan I maqla ana waxaan qaadan karaa qoriga.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.