19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Daawo khudbadii madaxweyne Farmaajo oo buuxda oo aad u qiimo lahayd

Madaxweyne Farmaajo ayaa jeediyay qudbadiisii ugu horeysay intii la doortey wuxuuna sheegay in ciidamada la siin doono xaqooda soona celin doono sharaftii ummada Somaliyeed.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS