29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Daawo Madaxweyne Farmaajo oo ku qarxiyay ciidan xuquuqdooda hela hawshoodana gaabiyay

Dal inaanu dhismeyn waxa lagu gartaa marka amarka iyo kala dambeyntu burburto. Marka qofka muwaadinka waayo cid uu xaqiisa weydiisto oo aakhirka kaliftey in wax lagu kala qaato xeer jajab loo yaqaan qabiil. Madaxweynaha ayaa ciidanka runta farta ka saaray laakiin welli waxa jira gaabis xoogleh.



Su’aashu waxa weeyi ma welli niyadjabkii qaranka ayaa ka buuxa mise qabiil ayay ka doorbiden qaran. Dabcan hubkii waaweynaa wuxuu gacanta ugu jiraa Amisom cadowguna wuxuu ku dhex jiraa dadka dhexdiisa.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS