X

Daawo: Qayb kale oo xiise leh taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo

Jacaylka Jaajuumow ayaa qorshe u degaysa Hibaaq si ay uga saarto guriga. Qayb dahaba ayaan siiyay waxana ii qorshaysan inaan idhaa way IGA caday sidaana guriga uga saaro. Dhinaca kale Ceegaag iyo Hibaaq ayaa qorshahooda jacayl uu Ka soo hormaray mid kale.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.