X

Kiisaskii ugu badnaa ee cudurka Kooro oo laga helay Muqdisho

Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa maanta sheegtay kiisaskii ugu badanaa ee cudurka Kooro oo si aayara ugu sii faafaya magaalada. Wasaiirad Foosiya Abiikar ayaa sheegtay dhimashada sadex qof iyo weliba dad Ka bogsaday xanuunka.


“Waxa soo kordhey ilaa 70 kiis oo cudurka Kooro ah waxana 67 ka mida ay yihiin gobolka Banaadir halka sadexda Jake ay yihiin gobolada dalka sida Butlaan, Somalilaan iyo Koofur Galbeed.


Wasiirada ayaa sheegtay dhimashada sadex qof oo ku kala geeriyooday gobolada Awdal, Butlaan iyo Banaadir. Halka ay bogsoodeen ilaa 6 qof


Waxa cad in cudurka Kooro sii faafayo oo hadda ay tahay in la qaato awaamiirta wasaarada caafimaadka ayay tiri Marwo Foosiya Abiikar.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.