11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Daawo banaanbixii ka dhacay Lawyacado shalay iyo cadhada dadka oo ku jeeda lacagta baada looga qaado

WP_20150228_005Lacagta baada looga qaado dadweynaha reer Salal ayaa galisay noloshoodii halis waxayna ku soo koobtey in ay deegaankoodii  ku noqdaan xabis. Lacagtaas baada ah waxa gurta nin Siilaanyo beeshiisa ah oo u soo shaq tagey dadka masaakiinta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS