Lacagta baada looga qaado dadweynaha reer Salal ayaa galisay noloshoodii halis waxayna ku soo koobtey in ay deegaankoodii ku noqdaan xabis. Lacagtaas baada ah waxa gurta nin Siilaanyo beeshiisa ah oo u soo shaq tagey dadka masaakiinta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS