X

Shiicada oo masaakiinta Somalida uga faaiideysta in ay madhabtooda qaataan: FALAQAYN+ARAG

Sidii dalku u burburey waxa jirtey in qolokasta uga faaiideysanayeen danahooda gaarka ah haday tahay dad masaakiina oo rooti ku gaalaysiiyaan iyo kuwo kale oo la siiyo madhabyo qaldan oo aan u dhawayn diinteena saxda ah.

Barnaamijkan ayaa lagu falaqaynayaa sida madhabka Shiicada uga faaiideystay in ay Somali kaga saaraan diinta saxda ah waliba isku meheriyaan si ay u bataan.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.