X

Daawo banaanbixii ka dhacay Lawyacado shalay iyo cadhada dadka oo ku jeeda lacagta baada looga qaado

Lacagta baada looga qaado dadweynaha reer Salal ayaa galisay noloshoodii halis waxayna ku soo koobtey in ay deegaankoodii  ku noqdaan xabis. Lacagtaas baada ah waxa gurta nin Siilaanyo beeshiisa ah oo u soo shaq tagey dadka masaakiinta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.