09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Daawo sida ciidanku u baacsaday argagixiso dhibaato ku hayay dad masaakiina

Hawl-gal qorsheysan ayaa ciidanka xooga ee ku sugan degmada Luuq ee gobolka Gedo ay ku qaadeen argagixiso dhibaato xoogan ku haysay tuulooyin miyiga ah oo u dhow Luuq.

Haddaba taliyaha hogaaminaya ciidanka ayaa ka waramay meydka dhiigmiiratada ee ay meesha uga tageen. Dhiigmiirarada ayaa gaadmo mooyee aan toos u dagaalami karin.



https://youtu.be/zlITFXANTg4



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS