Kadib xasuuqii balaarnaa ee uu gaystey argagixis gaala oo ka soo jeeda gobolka Iskotland ee Ingiriiska laakiin qoyskiisu u haajirey dalka Ustaraaliya sanado fog ayaa waxa si dadban u taageeray xildhibaan xagjira oo oo Muslimka neceb oo lagu magacaabo Frazer.
Waxase ka carooday wiil dhalinyara oo isla dalkaasi Ustaraaliya u dhashay agtaanaana oo ukun madaxa uga dhuftey. Waxa goobta ka dhacay dagaal ilaa la kala qabtey oo kii yaraa ay iskugu tageen qaybta amniga.
Dadka Ustaraaliya ayaa diidey inay dhegeystaan xagjir noocaasa maadaama iyaga laftoodu joogaan dal ayna lahayn oo dhamaantood laga soo masaafuriyay Ingiriiska iyo Ayrland.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay