06/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dab ka kacay xero barakacayaal oo khasaare gaystey yaase ka dambeeyay

Dab ka kacay xero barakacayaashu degan yihiin ayaa dhaliyay khasaare baaxadleh iyo dadkii deganaa cooshadahaa ayaa caawa u hoyanaya bacaadka. Dadkan ayaa gebi ahaanba burburiyay ku dhawaad labaataneeyo guri oo u badnaa kuwo ka samaysan kartoono.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS