X

Dab khasaare dhaliyay oo ka kacay Garoowe iyo waxa sababay: SAWIRO

Warar ka soo baxaya Garoowe ayaa sheegaya in halkaas uu ka kacay dab xoogan oo isla dhaliyay khasaare nafeed iyo maal. Dabka ayaa ka kacay goob ganacsi ayadoo ayna jirin nidaam suuqeyna dalkoo dhan.


Maqaaxida dabku ka kacay ayaa la sheegay in nin rasaas ku dhiftey mid ka mida haamaha gaaska ee maqaaxida kadib uu dhasjhay qarax uu ku dhintey hal ruux halka dad kalana uu soo gaaray dhaawacyo fudud.

Waxa ugu dambeyn lagu guulaystey in la demiyo dabkaas. Fowdada ka jirta dalka ayaa keentay in cidkasta waxay rabto iska samayso.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.