X

Hibo Maxamed oo tacsi ka dirtey geerida fanaan Cabdiqaadir Bagaag

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun waxa dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho fanaan Cabdulqaadir Bagaag oo mudooyinkii u dambeeyay ku noolaa dalka hooyo.


Fanaanada qaranka Hibo Maxamed Hibo Nuura ayaa tacsi u dirtey dhamaan ummada Somaliyeed gaar ahaana hobolada Waaberi iyo ehelada uu ka baxay fanaan Cabdiqaadir Bagaag.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=8V2Zf_NvYOE[/embedyt]


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.