Qaahira–Madaxweynihii hore Somaliya ee ku meelgaadhka ahaa C/qaasim Salad Xasan ayaa sheegay in dagaalada ka soo noqnoqanaya gobolada dhexe ay ka dambeeyan dad aan dawladnimada rabin. Wuxuuna ku baaqay in gacan bira lagu qabto oo ay odayadu xal ka gaarin.
“Odayaasha waa inay u istaagaan xalinta dagaal kasta oo salka ku haaya arrrimo qabiil, iyaga oo keliya baa xal sax ah ka gaari kara.” Ayuu sii raaciyay Dr. C/qaasim.
Dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Guriceel, ayaa sababay saamaynta ugu badan ee sanadkaan, iyadoo Madaxduna ay xalka u doonayn Gobolkaasi Galgaduud
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay