Dadka raba in Ingiriiska laga madnuuco cunsuriga jaahilka ah ee u sharaxan xisbiga jamhuuriyada ee dalkaasi Maraykanka ayaa tiradoodu garaysaa 400,000 oo qof taas oo ka dhigan in barlamaanka Ingiriisku ka doodi karo talaabadna ka qaadi inkastoo ayna taasi dhacayn marnaba.
Dhinaca kale Yuhuuda oo taageero weyn u haysa cunsuriga jaahilka ah ee Trump ayaa iska fogeysay waxyaabaha aaminsan yahay inkastoo ay hos ahaan aaminsan yihiin wax la mida.
Tirada Ingiriiska ee codsatay in laga madniuuco ninkaasi istuska dalka ayaa kor u dhaafaysa 500,000 oo kun. Ingiriiska Ayaan madnuuci Karin nin musharax u ah Maraykanka inkastoo raiisal wasaaruhu iska fogeeyay fikiradaas qaldan inkastoo ayna ahayn mid xoogan laakiin ahayd mid diciifa.
Maayerka London ayaa siiyay jawaabta ku haboon waxase laga yaabay in carabta uu la baayacmushtareeyaa ay habayaraatee ka aamuseen iska daa jawaab ay ka bixiyaane.
Rashid Celaanyo
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay