Maamulka gobolka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in dibad baxayaal ay weerareen Warshad shamiitada sameysa, halkaas oo ay dab ku qabadsiiyeen Gaadiidkii iyo Mashiinadii Warshada,
Warshadda waxaa lahaa nin u dhashay dalka Nigeria oo ah ninka ugu taajirsan Afrika oo lagu maga caabo Aliko Dangote.
Sidoo kale dibad baxyaasha ayaa weerareen Saldhig Boolis waxayna sii daayeen maxaabiis, iyagoo sidoo kale dab qabad siiyay gawaarida dowladda.
Dibad baxayaasha Oromada ee gobolkaasi ayaa waxay ka careysan yihiin in ka badan 50 qof oo Axaddii halkaasi ku dhimatay, iyagoo ka qeyb galayay munaasabad dhaqan oo rabshado isu badashay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
![Cement_Factory_II[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/10/Cement_Factory_II1-300x225.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay