21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Badhasaabka Awdal

Dad jagooyin hore looga qaatey gobolka Awdal oo dhulkale lagu wareejay

Dadka iska lahaa goobta hadda ay ka dhisan tahay madaxyooyada gobolka Awdal oo danguud loogala wareegay laba sano kahor ayaa maanta loo gartey in dhulkii loo balan qaadau la siiyo. Dhulkaas oo lagu sheegay inuu yahay dhul u dhigma kii hore loogala wareegay.





Maxamed Yuusuf
ARAABIBEWS