Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baxaysa dad aad uga gadoodey fal wuxuushnimo ah oo lagula kacay gabadh 19 jira oo markii la kufsaday kadib laga soo tuurey dabaqa guri. Waxay dalbadeen in hore laga dilo wuxuushtaas.
Dadkan gadoodsan ayaa dhismihii lagu kufsaday lagana soo tuurey ku hor gubery taayiro sidoo kale dhagxaan ku tuurey dhismaha, ayadoo ilaa hadda ay socoto baarista ragga dhabta ah ee ka soo tuurey dabaqa, si loo dilo.
Xamdi ayaa sanadkan ka qalinjabisay waxbarashada dugsiga sare, waxana ka horeeyay mustaqbal fiican. ”Waxa il-gaara lagu hayaa sida waaxda cadaalada u maamusho kiiskan aan noociisa hore uga dhicin dalka.
Dadka goobta isugu yimi ayaa iskood isku soo abaabuley, waxana dhexmaray iyaga iyo ciidanka booliiska isku dhac aan badneyd.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay