November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dad shacaba iyo askar dagaal ku dhexmaray Laascanood: SAWIRO

Wararkii u dambeeyay ee naga soo gaadhaya xarunta gobolka Sool ee Laascaanood ayaa sheegaya in halkaas uu dagaal mooban ku dhexmaray dad shacaba iyo askar hubeysan.



Waxa ku dhaawacmey shaqaaqadan hal qof markii askartu rasaas iska fureen. Warka ayaa intaa ku daraya in dagaalku bilowdey markii askar ka socota maamulka ay burburin ku bilaabeen guryo ka dhisnaa goobta dagaalku ka dhacay oo dad shacaba lahaayen.



Askarta oo ay wateen maamulka magaalada ayaa lagu burburiyay guryo lagu sheegay in si sharci daro loo dhistey, waxasna kadib dhacay dagaal.

Xiisada ayaa hadda degan weaxana soo kala galay odayaal oo dejiyay arinta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS