09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dadka deegaanka Xaafuun oo arkay nooc cusub oo loo daldalanayo kaluunkooda

Deegaanka Xaafuun ee Butlaan dadka ku nool oo bilaa shaqa kheyraadkiina hortooda lagau daldalanayo ayaa arkay nooc cusub oo Eeshiyaanka iyo Yurubiyaanku u guranayaan kaluunkooda.



”Hadda jiriifkii weynaa ma yimaadaan waxase yimaada oo badda aad noogu soo dhawaada maraakiib waaweyn oo badda ku shuba sun taasina sababto kaluun badan oo ay daldalshaan ayuu yiri Jaamac Mire




Horjooge Siciid Deni iyo kuwii ka horeeyay oo jecel inay aad uga fogaadaan dawlada dhexe si qarsoona uga go’aan Koofurta inteeda kale ayaa gobolkaas dhigay halka uu maanta taagan yahay ee kheyraadkoodi hortooda lagu guranayo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS