X

Dadka Jigjiga ku nool oo ku faraxsan nolosha caadiga ku soo noqotey

Dadka Jigjiga ku nool ayaa ku faraxsan nolosha caadiga ku soo noqotey. Bangiyada iyo adeegyada kale ayaa caadi ku soo noqdey ayadoo dadka laga waaniyay inay soo celiyaan bililiqadii la gurtey halka maalin.

Culimada ayaa dadka u sheegay inay diintu shaqo ku lahayn dad aan waxba galabsan oo la iska dilo sida argagixisada.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=uQtPm8FGVuo[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.