X

Sidee u dhacdey guushii Ilhaan Cumar oo taariikh dhigtey: SAWIRO

Sidee u dhacdey guushii Ilhaan Cumar oo taariikhda gashay. Ilhaan Cumar ayaa ku guulaystey kursi aqalka barlamaanka Maraykanka uga banaanaa gobolka Minasoota.


Guusha Ilhaan Cumar ayaa waxa ka shaqeeyay dhamaan dadka degan Minasoota. Waxay hor istaagi doontaa Trump ayadoo la doodi doonta kadib doorashada aqalka hoose ee dalkaasi oo dhacaysa Nofeembar lana filayo inay ku guulaysato.


Waa gabadhii ugu horeysay ee Muslim ah oo soo gasha aqalka cad ee Maraykanka. Waxa guushan la qaybsanaysa gabadh kale oo reer Falastiina oo iyaduna guulaysatey.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=t2sHXUXs8n8[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.