29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dadka Talyaaniga oo ka banaanbaxay arin ka cadhaysiisay

Banaanbxa xoogweyn ayaa ka dhacay dalkaasi Talyaaniga oo wali ay ku sii hartey diinta Kiristaanka ee aan jirin. Dadkan ayaa ka cadhoodey qorshe lagu xalaalaynayo khaniiska. Dadka isku soo baxay ayaa ku dhawaaqayay RABI wuxuu abuurey Aadam iyo Xaawo ee ma abuurin Aadam iyo Aadam ama Xaawo iyo Xaawo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS