02/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dadka Xaradheere oo qoriga u qaatey inay duliga argagixisada iska dulqaadaan

Warkii u dambeeyay dadka Xaradheere oo qoriga u qaatey inay duliga argagixisada iska dulqaadaan. Dadka deegaanka ayaa saakadii hore qoriga qaatey dhegahana ka garaacay argagixisada inkastoo markii dambe gurmad u yimi argagixisada ay dibĀ  qabsadeen deegaankii lagu dagaalamayay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=fQvJOJZTG2E[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS